SUUQA: Man Utd & PSG oo xiisa diiran uhaya Ronaldo

RUMOURS: Man Utd & PSG cool Ronaldo interest

Laacibka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ah mid raba inuu kataga naadiga, asaga oo aadi doona Manchester United iyo Paris Saint-Germain midkoodd kuwaasoo uhaya xiddiga xiisa sida uu shegay  Fichajes.net.

Xiddiga caalamiga reer Portuqal oo ka niyad jabsan xilli ciyaaredkan, waxan macquul inuu ubaqoolo kooxaha xiseynaya saxiixisa, marka la gaaro xagaaga.

United ayaa qiima dul dhigtay saxiixa Neymar xagagi tagay balse Barcelona maahan mid damacsan in xiddigan reer Brazil ay udirto meel ka baxsan Camp Nou.

Dhanka kale tababare Laurent Blanc oo aad uraba saxiixa Robert  Lewandowski oo hatan ku sugan Bayern Munich, sababna ay utahay in uusan ku faraxsaneyn macalinka Carlo Ancelotti oo imaan doona Allianz Arena xagaaga.

Related Articles

5 thoughts on “SUUQA: Man Utd & PSG oo xiisa diiran uhaya Ronaldo”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close