Taageerayaasha UNited Oo Kacay Iyo Dalab Ay U Jeediyeen Mourinho!

Ilo wareedyo ku dhaw Jose Mourinho ayaa sheegaya in macalinka uu qarka u saaran yahay in uu qabto shaqada Van Gaal kaasi oo cadaadiskii saarnaa uu sii kordhay

United ayaa maanta looga badiyay laba gool waxaana garaacday Stoke xilli guul daraddaan u tahay middii 4-aad oo isku xigta xilli sedexdii ugu dambeysay ay tahay horyaalka Ingiriiska .

Daily Star ayaa sheegeysa in jamaahiirta United ay maamulka ka codsadeen in Mourinho lala soo hishiiyo lana buriyo Van Gaal .

Ilo wareed ku dhaw Jose ayaa sheegaya in macalinka uu ogalaaday in uu layliyo kooxdaas isla markaana uu haatan jiro kulan ay leeyihiin saraakiil ka socota United

iyo Jose Mourinho .

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close