TAARIIKH: Maxad ka taqaan 20 ciyaaryahan ee Barcelona kuwooda ugu saameynta badan, sanadihi ay joogen iyo goolasha ay dhaliyeen

The 20 greatest Barcelona players of all time

Xiddigaha taariikhda lama ilooban ka ah kuleh kooxda kubada cagta ee Barcelona, oo lasoo bandhigay kuwaasoo isugu jira kuwa hore iyo kuwa ilaa haatan garoomada aan ka bixin, balse rikooro loo diiwan geliyay inta ay ka ciyaarayen gegada Camp Nou, halka haatan qaar iyaga oo duqoobay ay weli xusto taariikhda waxyaabihi loo diwaangeliyay.

 Dhanka kale Shabakada Goal ayaa ah mid isu howshay in ay soo saarto 20 halyeey ee u aragti kuwi ugu fiicnaa ee soo mara Barcelona waa kuwan ee kaga bogo halkaan hoose.

Ka arag halkaan sanadihi ay joogeen iyo magacyadooda

1. LIONEL MESSI |  Sanadihi u joogay 2004-ilaa iyo hada | Laqaaday 26 koob  |

2. XAVI HERNANDEZ | Sanadihi uu jogay 1998-2015 |

3. LADISLAO KUBALA |Sanadihi uu joogay 1950-62 | Laqadaay 5 koob |

4. ANDRES INIESTA | Sanadihi uu joogay 2003-ilaa iyo hada |

5. PEP GUARDIOLA | Sanadihi uu joogay 1990-2001 |

6. CARLES PUYOL | Sanadihi uu joogay 1999-2014 |

7. JOHAN CRUYFF | Sanadihi uu joogay 1973-78 |

8. RONALD KOEMAN |Sanadihi uu joogay 1989-95 | Goolasha uu dhaliyay 102 |

9. JOSE SAMITIER | Sanadihi uu joogay 1918-33 |

10. RONALDINHO |Sanadihi uu joogay  2003-08 | Laqaaday 3 koob |

11. SERGIO BUSQUETS | Sanadihi uu joogay 2008-present |

12. MIGUELI | Sanadihi uu joogay  1973-89 | Kulamad uu saftay 664 |

13. HRISTO STOICHKOV | Sanadihi uu joogay  1990-98 |

14. CESAR RODRIGUEZ | Sanadihi uu joogay 1942-55 |

15. MICHAEL LAUDRUP | Sanadihi uu joogay 1989-94 |

16. LUIS SUAREZ | Sanadihi uu joogay  1954-61 |

17. ANTONI RAMALLETS | Sanadihi uu joogay 1947-62 |

18. PAULINO ALCANTARA | Sanadihi uu joogay 1912-16 |Goolasha u dhaliyay 369 | Kulamada uu saftay 357 |

19. RIVALDO | Sanadihi uu joogay 1997-2002 |

20. VICTOR VALDES | Sanadihi uu joogay 2002-14 |

 

Related Articles

7 thoughts on “TAARIIKH: Maxad ka taqaan 20 ciyaaryahan ee Barcelona kuwooda ugu saameynta badan, sanadihi ay joogen iyo goolasha ay dhaliyeen”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close