TAARIIKH:Maxaad ka taqaan 20 halyeey ee soo maray naadiga Chelsea, magacyadooda koobabka ay la qaadeen iyo inta sano ay Blues-ka kusugnaayen?

The 20 greatest Chelsea players of all time

Maxad ka taqaan 20 ruug cadaa ee soo maray kooxda ka dhisan galbeedka London ee Chelsea, taasoo ah haatan daafacenysa horyaalka Premier league walow ay tahay mid meel hoose fadhisa xilli ciyaredkan, dhanka kale Shabakada Goal ayaa soo bandhigtay 20 xiddig ee soo maray Blues-ka kuwaaso kuleh taariikh lama ilooban ahna  halyeeyada Soo maray Stamford Bridge.

Halkaan ka arag 20 halyeey ee soo maray Chelsea inta sano ay joogen iyo taariikhda ay sameyeen:

1. JOHN TERRY | Sanadi 1998-ilaa hada | Laqadaay 14 koob |

2. FRANK LAMPARD | Sanadihi uu joogay 2001-2014 | Goolasha uu dhaliyay 211 |

3. PETER OSGOOD  | Sanadihi uu joogay 1964-1974 & 1978-1979 |

4. DIDIER DROGBA | Sanadihi uu joogay 2004-2012 & 2014-2015 |

5. PETR CECH |Sanadihi uu joogay 2004-2015 |

6. GIANFRANCO ZOLA | Sanadihi uu joogay 1996-2003 |

7. BOBBY TAMBLING |Sanadihi uu joogay  1959-1970 | Goolasha uu dhaliyay 204 |

8. RON HARRIS | Sanadihi uu joogay 1961-1980 | Kulamada uu saftay 795 |

9. ROY BENTLEY | Sanadihi uu joogay 1948-1956 | Goolasha uu dhaliyay 150 | kulamada u saftay |

10. PETER BONETTI | Sandihi uu joogay 1960-1975 & 1976-1979 | Kulamada uu saftay 729 |

11. JIMMY GREAVES |  Sanidihi uu joogay 1957-1961 | Goolasha uu dhaliyay 132 | Kulamada uu saftay 169 |

12. DENNIS WISE | Sanadihi uu joogay 1990-2001 | Kulamadi uu saftay 445 |

13. KERRY DIXON | Sanadihi uu joogay 1983-1992 | Goolasha uu dhaliyay 193 |

14. EDDIE MCCREADIE |Sanadihi uu joogay 1962-1973 |

15. CLAUDE MAKELELE | Sanadihi uu joogay 2003-2008 |

16. MARCEL DESAILLY |Sanadihi uu joogay 1998-2004 |

17. DAVID WEBB | Sanadihi uu joogay 1968-1974 | Kulamada uu saftay 300 |

18. PAT NEVIN |Sanadihi uu joogay 1983-1988 |

19. STEVE CLARKE | Sanadihi uu joogay 1987-1998 |

20. JOHN HOLLINS | Sanadihi uu joogay 1963-1975 & 1983-1984 | Kulamada uu saftay 600 |

 

Related Articles

6 thoughts on “TAARIIKH:Maxaad ka taqaan 20 halyeey ee soo maray naadiga Chelsea, magacyadooda koobabka ay la qaadeen iyo inta sano ay Blues-ka kusugnaayen?”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close