Tababaraha Manoco oo Amaanay ciyaaryahan Falcao

Laacib.so; Tababaraha kooxda Monaco Leonardo Jardim amaanay geesiga gooldhalinta Radamel Falcao ka dib markii uu laba gool kooxdisa xalay uu u dhaliyay ay u dhaweysay wareega 16ka ee Champions League.

Gool qeybtii hore ay ku hogaaminayen kadib laba gool oo uu dhaliyay ayey kooxda martida aheyd ee CSKA Moscow ku kaliftay in 3-0 looga adkaado,waxayna hada ilaa laba dhibic ku hayaan hogaanka Group E, laakin jardim ayaa dareemsan in weeraryahanka Colombia uu noqon karo mid fiican

waxay aheyd goolkii ugu horeyay ee tartankan tan iyo bishii Fabraayo 2010 isago waqti dhaawac kaga maqnaa garoomada laakim waayo xun ayuu kusoo qaatay Chelsea iyo Manchester United
“waxa uu muhiim u ahaa goolkan kooxda,aniga iyo kooxda ayaa Rumeysan midaas,”ayuu u sheegay L’Equipe.

“Waxa uu lahaa ciyaar aad u wanaagsan, ,waayo 60 daqiiqo, falcao waa ciyaaryahan wanagsan isbadal badan ayaana laga filan karaa kubadiisa cagta”

“haatan waxan u baahanahay ciyaar adag si aan u guuleysano kulamada soo aadan,laakin aan isku dayno mar walba in aan guul garno”

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close