Tababare Diego Simeone horyaalkee ayuu ku wajahan yahay? Asaga ayaa kaga jawabaya…

Simeone plays down Atletico's title hopes

Tababaraha kooxda Athletico Madrid ee Diego Simeone ayaa ka hadlay wararka la xariirinaya in dhamaadka xilli ciyaareedka dambe uu ka huleelayo kooxdaas reer Spain .

Bogga Clacio Mercato ayuu Deigo ka yiri ” maxay dadka u aamisan yihiin in aan Atletico ka tagayo dhamaadka xilli ciyareedkaan”.

” Halkaan ayaan ku faraxsanahay waxaana doonayaa in aan sii joogo waana adag tahay in aan halkaan ka tago” ayuu sii raaciyay Diego Simeone.

Macalinkaan ayaa lala xariirinayaa in horyaalka Ingiriiska uu wareegayo gaar ahaan Man City sida wararka laisla dhexmarayo ay sheegayaan.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close