War DEG -DEG ah Barcelona oo ku dhawaaqday macalinka cusub..

Athletic Club ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in macalinka sida ba’an loola xiriirinayo kooxda Barcelona Ernesto Valverde inuusan sii leylin doonin kooxdooda xili ciyaareedka soo aadan.

kooxda Barcelona ayaa dhawaan xaqiijisay iney Tababaraha cusub ku dhawaaqi  macalinka – Valverde ayaana u muuqda inuu yahay macalinka xiga madama uu isaga tagay kooxda ka dhisan gobolka Goeskar,.

Macalin Velverde oo sidoo kale kasoo muuqday kursiga keydka Valencia iyo Villarreal – waxaana si rasmi ah bartooda bulshada ay Bilbao ugu xaqiijiyeen inuu ka huleelay garoonkooda cam Nou.
Ernesto Valverde ma sii wadi doono kooxda Bilabo safka hore xilli ciyaareedka 2017/2018” ayey u qorneed warbixin yar oo lasoo dhigay twitter-ka.

58-jirkaan ayaa soo maray barcelona wuxuuna ka mid ahaa kooxda intii u dhaxeysay 1988 ilaa 1990 isagoo kula guuleystay Copa del Rey iyo UEFA Cup Winners.

Ugu dambeyntiina Ernesto Valverde wuxuu kooxda Athletic Club xilkeeda la wareegay 2013 isagoo xili ciyaareedkaan ugu dhameeyay booska 7-aad.

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close