Tageerayasha Arsenal oo helay war farax galiya dhagahoda.

Kadib markii   Özil oo heshiiskiisa Arsenal dhacayo sanadka 2018 ayaa doonaya in uu sii joogo kooxda heshiis cusubna u saxiixo isaga oo waliba mushahar fiican loo balan qadi doono.

kooxada Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay xiddigan mushahar ahaan u siin doonto 250 Milyan oo Gini xilli uu haatan naadiga ka qaato 140 Milyan oo Gini.

Xiddigan ayaa dalabyo fiican ka helay kooxo badan oo horyaalka englan gudahiisa iyo dibadiisa kuwaas oo ay ku doonayaan qiimo fara badan iyo kooxa kale waaweyn oo reer yurub ah.

Laakiin warkan ayaa ah mid ay ku farxi doonaan taageerayaasha kooxda Arsenal maadama uu xiddigan reer Germany ka mid yahay xiddigaha ugu fiican kooxda arsenal.

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close