Home » Africa » Tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir: Boondheere vs Shangaani iyo Wadajir vs Warta Nabada

Tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir: Boondheere vs Shangaani iyo Wadajir vs Warta Nabada

Kulamo ka tirsan tartanka Dagmooyinka ayaa galabta lagu ciyaari doona garoonka Banaadir Stadium ee dagmada Cabdicasiis,Tartanka degmooyinka ayaa ah sanadkan mid aad u xiiso badan kaaso ka duwan tartamadii hore galabta ayaa lagu wada in la ciyaaro labo kulan oo ka tirsan Tartanka Degmooyinka.




Ciyaarta hore waxaa wada yeelan doona dagmooyinka kala ah Boondheere iyo Shangaani, Boondheere ayaa ah Championka sanadkii hore madaama ay ku guuleysatay tartankii ugu danbeyay ee degmooyinka sido kale sanadkan waxey nasiib u yeelatay in lagu furo tartanka degmooyinka iyadu kulankii hore bar baro la soo gashy degmada kaxda, dhanka kale kulanka labaad ee wuxuu dhaxmari doona degmooyinka kala ah Wadajir iyo Warta nabada waa labo degmo oo aad u xifaaltama xagga sportska.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*