Tartanka Degmooyinka Gobolka Benaadir oo galabta isku dhagan Kaxda iyo Xamar Jajab

Degmooyinka kala ah Kaxda iyo Xamar Jajab ayaa galabta kuwada ciyaare doona garoonka Koonis stadium ee Degmada Cabdicasiis,Degmada Kaxda ayaa hore u soo ciyaartay iyadu bar baro la soo gashay degmada Boondheere furitankii Tartanka Degmooyinka waxeyna heesata 1-dhibcood Degmada Kaxda,Xamar Jajab ayaa kulankeedii ugu horeyay ciyaare doonta iyadu diyaar u ah ineey guul ka gaarto dhigeeda Kaxda.




Tartanka Degmooyinka ayaa sanadkan ah mid aad u xiiso badna galab walba waxaa dhaca labo kulan kaasoo ka dhacan garoonka Banadir Stadium.
Ciyaartan ayaa la ciyaare doona galabta saacada markii tahay 4:00 oo galabnimo.

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close