Tartanka Koobka General Daa’uud ayaa daaha laga qaadi doona maalinma Jimcaha ay taariiqda ku began tahay 15-09-17

Tartanka Koobka General Daa’uud ayaa daaha laga rogi doona maalinta Jimcaha ay taariiqda ku began tahay 15-09-17.
Sida ku xusan jadwalka isku aadka ee koobkan in la ciyaarayo maalinkii labo kulan oo ka tirsan tartankan kuwaas oo ka kala dhacaya garoomada Jaamacadaha iyo Banadir Stadium.
Sanadkii ugu dambeyay koobkan waxaa ku guuleysatay kooxda Jeenyo xiligaas ay ka qaaday kooxda kubadda cagta Banadir Sports Club.
Maalinta Jimcaha waxaa lago furi doona kooxaha Gaadiidka iyo Fc Muqdisho kulankas ayaa ka dhici doona garoonka Banadir Stadium.
Kulanka kale wuxuu u dhaxeya kooxaha Midnimo iyo Fc Banadir waxaa lago balansan yahay garoonka Jaamacadaha.

W\Q: cabdi fitaax nani

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close