Tartanka Kubbadda Cagta Degmooyinka ee Waaberi VS Hiliwaa

Waxaa maanta laciyaaridonaa Semi-Finaalka Tartanka Kubbadda Cagta Degmooyinka gobalka Benaadir waxaana ay ciyaarta ka dhacaysaa garoonka Benaadir stadium EX koonis
Tartanka kubbadda cagta Degmooyinka ayaa soo gaaray heer gabo gabo ah waxaana maanta iyo beri la ciyaridoonaa rubac dhamaadka ama (Semi-Finalka) waxaana usoo gudbay ilaa afar degmo oo kala ah Waaberi,Hiliwaa,Hodan iyo Kaaran,Semi Finalka


Waaberi VS Hiliwaa,,Fiinalka wada ciyaari doona koobka degmooyinka galabta saacada :3:30 galabnimo ee soomaaliya.

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close