THIERRY Henry oo kashifayay sababta ay xidigaha waa weyn kudiidan ku biirista Arsenal

Kooxda Arsenal waxaaa ay caan ku tahay inay usoo baxdo soo adista koobka Champions league , laakiin sida ay xilli ciyaareedkaan wax ku socdaan  mid an wax badan laga qabankarin.

Hadaba Su’aal ayaa meesha taala oo ah ,waa Maxay Sababta Ay naadiga Arsenal Aan U Iibsan karin Xidigaha Tayada Wanaagsan??

Ciyaaryahankii hore ee Arsenal Henrry ayaa isweeydiiyey sababta ka dambeeysa in kooxda Arsenal aaney nasiib ugu lahayn lasoo wareegitaanka ciyaaryahanada wacdaraha ka sameeynayaan kara horyaalka Primer League.

weereryahanka Khabiirka ah ayaa soo qaatay ciyaaryahano badan oo ay ku fashilantay in kooxda arsenal ay lasoo wareegto,waxaana xidigahaasi kamid ah kuwa u safta kooxo kale kuwaasi oo ku fashilmatay iyo kuwa kale .

Tababare arsen Wengar waxaa uu ka yaabanyahay xidigaha hada u jooga kuwaasi oo aan ku qanacsaneeyn inay kooxda arsenal sii joogaan.

Macalin Wengar waxaa uu hada ka wal walsanyahay xaalada ciyaaryahanadiisa kala ah Sanchez iyo sidoo kale Ozil kuwaasi oo dalabanayaan in kooxda laga diro iyo kuwa kale badan.

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close