Halkaan Ka Bogo Dhamaan Safafka Kooxaha Waa Weyn Ee Caawa Dheelaya UCL [Liiska Oo Buuxa]

Waxaad kusoo dhawaataan Akhristiyaasha Shabakada wararka ciyaaraha ee Laacib.so, tabin toos ah oo ku saabsan dhaqdhaaqii ugu dambeeyay ee Kooxaha waa weyn ee Yurub, ee caawa dheelaya kulamada ka tirsan Koobka koowaad ee Qaarada Yurub ee loogu jecelyahay.

Ciyaarahaan ayaa waxay soo dhici doonaa marka ay saacadaha Geeska Afrika ay soo dul istaagto 21:45 waxaana haatan ay ku wada sugan yihiin garoomadii loo qorsheeyay inay ku dheelaan, waxaana ay wadaa diyaar garowgoodii ugu dambeeyay oo ay ku doonayaan inay guul ku helaan.

Kulamadaan caawa la dheelayo ayaa awaxay ka tirsan yihiin heerka Group-yadda ee Champions League, waxaana caawa dhici doono in ka badan Sideed ciyaarood, kuwaasoo ka kala dhici doona meel kala duwan oo qaarada Yurub ka tirsan. Halkaan kala soco wixii soo kordha.

21:06: City Oo Safkeeda Caawa Magacowday

SHAXDA Feyenoord: Jones, St Juste, Botteghin, Van Der Heijden, Nelom, Amrabat, El Ahmadi, Vilhena, Berghuis, Kramer, Boetius.

Subs: Bijlow, Larsson, Diks, Tapia, Toornstra, Vente, Geertruida.

SHAXDA Man City: Ederson, Stones, Fernandinho, Otamendi, Walker, Bernardo Silva, Silva, De Bruyne, Mendy, Gabriel Jesus, Aguero.

Keydka: Bravo, Danilo, Sterling, Gundogan, Mangala, Delph, Sane.

Garsooraha: Szymon Marciniak (Poland)

SHAXDA RB Leipzig: Gulacsi, Klostermann, Orban, Upamecano, Halstenberg, Sabitzer, Demme, Ilsanker, Forsberg, Poulsen, Werner.

Keydha: Mvogo, Bernardo, Bruma, Kaiser, Laimer, Augustin, Kampl.

SHAXDA Monaco: Benaglio, Toure, Glik, Jemerson, Jorge, Sidibe, Fabinho, Joao Moutinho, Diakhaby, Tielemans, Falcao.

Keydka: Sy, Ghezzal, Jovetic, Carrillo, Balde, Meite, Raggi.

Garsooraha: Michael Oliver (England)

SHAXDA Porto: Casillas, Ricardo Pereira, Felipe, Marcano, Alex Telles, Corona, Torres, Danilo Pereira, Brahimi, Marega, Tiquinho Soares.

Keydka: Jose Sa, Hernani, Herrera, Layun, Andre Andre, Reyes, Otavio.

SHAXDA Besiktas: Fabri, Adriano, Pepe, Tosic, Erkin, Quaresma, Hutchinson, Ozyakup, Babel, Anderson Talisca, Tosun.

Keydka: Zengin, Mitrovic, Negredo, Pektemek, Medel, Lens, Uysal.

Garsooraha: Anthony Taylor (England)

SHAXDA Shakhtar Donetsk: Pyatov, Srna, Ordets, Rakitskiy, Ismaily, Marlos, Fred, Stepanenko, Bernard, Taison, Ferreyra.

Keydka: Shevchenko, Butko, Khocholava, Dentinho, Alan Patrick, Azevedo, Kovalenko.

SHAXDA Napoli: Reina, Hysaj, Albiol, Koulibaly, Ghoulam, Zielinski, Diawara, Hamsik, Callejon, Milik, Insigne.

Keydka: Sepe, Allan, Jorginho, Maggio, Mertens, Maksimovic, Rog.

Garsooraha: Felix Zwayer (Germany)

SHAXDA Real Madrid: Navas, Carvajal, Nacho, Sergio Ramos, Marcelo, Modric, Casemiro, Kovacic, Isco, Ronaldo, Bale.

Keydka: Casilla, Varane, Kroos, Hernandez, Lucas, Mayoral, Ceballos.

SHAXDA Apoela: Waterman, Vouros, Rueda, Carlao, Lago, Sallai, Morais, Vinicius, Aloneftis, de Camargo, Ebecilio.

Keydka: Gudino, Pote, Alexandrou, Zahid, Antoniou, Farias, Makris.

Garsooraha: Benoit Bastien (Lorraine)

SHAXDA Liverpool: Karius; Gomez, Lovren, Matip, Moreno; Wijnaldum, Can, Henderson; Mohamed Salah, sadio Mane, Roberto Firmino

Keydka: Mignolet, Milner, Coutinho, Sturridge, Klavan, Oxlade-Chamberlain, Robertson

SHAXDA Sevilla: Sergio Rico; Mercado, Pareja, Kjaer, Escudero; Pizarro, N’Zonzi, Banega; Navas, Ben Yedder, Correa.

Keydka:?

SHAXDA Tottenham Hotspur: Lloris, Aurier, Alderweireld, Sanchez, Vertonghen, Davies, Son, Dembele, Dier, Eriksen, Kane.

Keydka: Vorm, Trippier, Sissoko, Llorente, Winks, Foyth, Walker-Peters.

SHAXDA Borussia Dortmund: Burki, Piszczek, Papastathopoulos, Toprak, Toljan, Dahoud, Sahin, Kagawa, Yarmolenko, Aubameyang, Pulisic.

Keydka: Weidenfeller, Zagadou, Subotic, Gotze, Isak, Philipp, Castro.

Garsooraha: Gianluca Rocchi (Italy)

Nala Joog!!

AbDi RaHmAn AdAnI, Reporter

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close