Home » England » Waa Imisa Daqliga Ay Kooxaha PL Ay Ku Qarash-gareeyeen Xagaagan Suuqa Kala Iibsiga?

Waa Imisa Daqliga Ay Kooxaha PL Ay Ku Qarash-gareeyeen Xagaagan Suuqa Kala Iibsiga?

Kooxaha Horyaalka heerka koowaad ee Ingiriiska ayaa waxa ay si aad ah uga dhax muuqdaan Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, waxaana ay lasoo wareegeen qaar kood qaar kamid ah bartilmaameed yadoodii.

Xiddigaha ay lasoo dhaqaaqeen Kooxaha Premier League ayaa waxa ay yihiin kuwa magac iyo qiimeyn sarre ku lahaa kooxahooda, waxaana ay kusoo qaateen aduun lacageedyo aad ufara badan.

Lacagaha illaa iyo haatan ay ku qarash gareeyeen kooxaha Ingiriiska Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa waxa ay gaareysa inta la diiwan gilliyay in ka badan £1.2bn, taas oo aad ugu dhow intii ay bixiyeen sanadkii hore.

Sikastaba ha ahaatee, Lacagahaan ay bixiyeen kooxaha UK, ayaa waxa ay badan kood ka faa’ideen Daqliga sanadkii hore kasoo galay Muuqaal baahiyaasha sida tooska ah utabiyay Horyaalka Premier League.

Image result for EPL

Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*