Waa kuwee 10 ka cayaaryahan ee ugu dada yar kubadda cagta ee ugu qaalisanaa tariikhda

waxaa laso saaray 10 ka cayaarayahan ee tariikhda kubadda cagta ugu dada yar hadana ah kuwa ugu qaalisanaa

kadib markii Manchester City ay heshiis kula soo wareegtay cayaaryahanka wadanka reer Brazil Gabriel Jesus , iyadoona kala

soo baxday aduun gaaraya  £27m .

  1. Anthony Martial (Monaco to Manchester United, £36m)

2. Luke Shaw (Southampton to Manchester United, £31m)

3. Lucas Moura (Sao Paulo to PSG, £28m)

4. Renato Sanches (Benfica to Bayern Munich, initial fee of £27.5m) 

5. Gabriel Jesus (Palmeiras to Man City, £27m)

6 .Wayne Rooney (Everton to Manchester United, £26m)

7. Javier Saviola (River Plate to Barcelona, £25m)

8. Anderson (Porto to Manchester United, £22m)

9 . Marquinhos (Roma to PSG, £22m)

10 . Antonio Cassano (Bari to Roma, £20m)

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close