Waa Kuwee Kulan Ciyaareedyadii Ka Tirsanaa Ee El Clasico Uu Ugu Xasuusta Badan Yahay Iniesta?

Laacibka Khadka Dhexe umaamula Camaaliqadda Wadanka Spain ee Barcelona, ayaa waxa uu shaaca ka qaaday kulumadiisii uu ugu xusuusta badan yahay, marka ay timaado ka sheekeynta Ciyaarta loo yaqaan El Clasico.

Muuqaal uu soo doobay Xiddigaan, ayaa waxa uu kaga hadlay dhacdooyinkii uu xasuusta dhamaan kulumadii uu waaya jooga usoo ahaa, ciyaarta loogu fiirsashada badan marka ay timaado daawashaa Kulan ee Clasico.

“Ciyaartii iigu xasuusta badneed ee aan dheello kana tirsan kulan ciyaareedka dhaxmara anaga iyo Madrid, waxa uu ahaa labo ciyaar oo ku dhamaatay 2-6 iyo 5-0,” ayuu yirri wiilka dahabiga Barca ee Iniesta.

Kooxda Barcelona iyo Xiddiga Iniesta ayaa waxa ay wadaan diyaar gorowgoodii ugu dambeeyay ee ay iskugu diyaarinayaan Ciyaarta soo socota ee El Clasico, waxana Barcelona ubaahan tahay Dhiiranaan dheeri ah.

PARTIDO DE LIGA EN EL CAMP NOU

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close