Waa riyo aad u,adag inuu Neymar ku guuleysto Abaal-marinta Ballon d’Or

Xiddiga kooxda kubadda cagta Barcelona ee Neymar ayaa ka hadlay ku guuleysiga abaal-marinta ugu qaalisan aduunka ee Ballon d’or kaaso uu ku sheegay ineey tahay Riyo.

Xidiga heerka caalami ee dalka Brasil ayaa ah xiddig waayo fiican ku qaadanay kooxda Barcelona isagu laga yaabo inuu ka soo muuqdo xidigaha u sharaxan abaal-marintan.

Riyadeydu waa inaan noqdo kan ugu wanaagsan, waxaan u malaynayaa inaan awoodo inaan sameyn karo, laakiin degganaan iyo aamusnaan, ma deg degayo, dhammaan ciyaartoyda riyadoodu waa Ballon d’or, waan rajaynayaa inaan maalin ku guuleysto.” sidaas waxaa yiri Neymar Jr.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close