Waa side line up ka barito ee West Bromwich Albion vs Manchester City halkan ka ogow .

Waxaa Manchester City dhaawac culus oga maqnaan doona Kevin De Bruyne

kulanka adage e malinta barito oo sabti ah ay la ciyaari doonan West Bromwich Albion     .

Kevin De Bruyne  ayaa ciyaarta laga saaray kulankii Southampton axadii hore ay la

ciyaareen waxa uuna seegay koobkii   EFL cup tasoo laga badiyay Manchester City waxaana

ka badiyay Man United asbucii tagay .

Pep Guardiola ayaa sheegay in uusan hubin in uu ciaaryahanka reer Belgian in uu dib uso laban

karo iyo inkale waxaa lamid ah oo maqnan doona  Pablo Zabaleta and Bacary Sagna  .

Pep Guardiola   ayaa sido kale sheegay in hadii uu ciyaari karo u ciyaari doono   De Bruyne

lkn waxa uu ku daray in ciyaari doono kulanka talaadada ay kaga soo horjeedan Barcelona ee champion Leage .

Sergio Aguero ayaa dib oga soo muuqday line up ka Man City ee birito kadib markii uu nastay kulankii Man United ee asbacii tagay ,John Stones ayaa sido kale aya sido la soo laban doona .

West Bromwich Albion  vs  Manchester City

Line Up ka  West :   Ben Foster , Craig Dawson , Gareth McAuley , Jonas Olsson , Allan Nyom , Darren Fletcher , Matthew Phillips , Craig Gardner , Nacer Chadli , Chris Brunt , Jose Salomon Rondon

Line ka up Man City :  Sergio Aguero , David Silva , Raheem Sterling , Nolito , Fernandinho , Ilkay Guendogan , Leroy Sane , Aleksandar Kolarov , Vincent Kompany , John Stones , Claudio Bravo

Macalinka West Tony Pulis waxa uu kuso gali donan shaxdan :  4-1-4-1

Halka Macalin Pep ciyaari doona :  3-5-1-1 .

Waqtiga : 17:00 Pm waqtiga geeska Africa ama  (05:00 Pm)

Albiitraha : Lee Mason (England)

Garoonka :  The Hawthorns

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close