Waa Sidee Kala Horeynta Horyaalka Somaliya?

Waxaa todaadbkii hore la ciyaaray Kulamadii 12-aad ee Horyaalka Soomaliya 2016-2017,xili hogaanka horyaalka uu aad u adag yahay sanadihii hore,waxaana hada si wadajir u hogaaminaya kooxda Dekedda iyo Elman oo wada leh 25-dhibic,balse kooxda Dekedda ay booska 1-aad ugu jurto fariga xaga goolasha.

10-koox ee ka qeyb galay horyaalka Soomaliya ayaa helay fasax ku aadan bixitaanka xulka qaranka Soomaliya oo ka qeyb galayo koobka Chan oo ah koobkalabaad ee laga ciyaarayo qaarada afrika.

Xagaagan horyaalka 3-mar ayuu is badalay hogaanka waxaana sadeex jeer wada qabtay kooxaha Baanadir SC, Elman iyo Dekedda.

Hadiiba hadii aad tahay taageero,taageero kooxaha kala duwan ee dalka,Maxaa kaaga baxay kooxdaada xagaagan iyo 12-ay ciyaartay.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close