Wakiika Goolhaye Donnarumma Oo Shaaciyay Kooxda Uu Doonayo Inuu Ku Biiro Xiddigaan

Sida uu sheegayo Wakiilka Xiddiga Goosha Uwaaridiyeeya Kooxda AC Milan ee wadanka Talyaaniga Gianluigi Donnarumma, waxa uu doonayaa inuu udhaqaaqo kooxda ka dhisan caasimadda Spain ee Real Madrid.

Kooxda is ka leh Milkiyadiisa Rossoneri ayaa sheegay toddobaadkii hore in xiddigaan oo qandaraaskiisa uu dhacayo xagaaga dambe uu iska diiday inuu heshiis kordhin sameeyo kooxdiisa Milano.

Kooxaha Real Madrid Iyo Juventus ayaa waxa ay horey dalab uga gudbiyeen xiddigaan, waxaan Wakiikiisa Raiola uu rumeysan yahay in laacibkaan uu ubaahan yahay inuu kasoo muuqdo Koobabka waa weyn ee Yurub.

Mar la weydiiyay Xiisaha kaga imaanaya xiddigaan kooxaha Real Madrid Iyo Juventus, ayaa wuxuu yiri: “Dalabyadda waxa ay ka kala imaanaya Kooxo kala duwan, oo waa weyn.

Waxa uu intaas ku daray: “Kuwa doonaya isaga waxaa kamid ah Real oo isaga waa uu doonayaa, waxa ayna dooneysa tan iyo 14-sano jirkiisii, hadii uu go’aankaas qaatay kama celineyno isgaga.

expanded thumbnail

Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani

AbDi RaHmAn AdAnI, Reporter

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close