WAR Cusub Oo Taageerayaasha Arsenal Uga Soo Yeeraya Xiddig Ay Dooneyso Kooxdooda Ee Lamer

Taageerayaasha Arsenal, ayaa waxaa uga soo yeeraya war cusub, oo ku aadan in xiddiga ay dooneyso kooxdooda ee Thomas Lemar, kaasoo ka tirsan Naadiga AS Monaco, ee dalka Faransiiska.

Xiddigaan waxaa lagu waramayay in naadigaan ay ku iibsaneyso aduun dhan 40 Malyuun, waxaana haatan lagu waramayaa in gabi ahaanba kooxdaan ay soo gaban gabeyneyso xiisaheeda wiilkaan.




Gunners-ka ayaa diyaar u aheyd inay lasoo wareegto laacibkaan, kadib markii shaki weyn soo galay Mustaqabalkiisa xiddiga Sacnhez, waxaana haatan muuqata in wiilkaas uu doonayo inuu iska sii joogo.

Sanchez, ayaa wuxuu haatan ku maqan yahay dhaawac dhanka Caloosha ah, iyadoona uu maqnaanayo Laba toddobaad, sida uu xaqiijiyay Maamulaha naadiga Arsenal ee Arsena Wenger.

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close