War Deg deg ah Michel Platini oo is casilay !!

Laacib.so: Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Yurub Michel Platini ayaa iska casilay kubada cagta xilkii Madaxweynaha Uefa uu kaga hayay kadib markii dhawaan xayiraad la saaray, Madaxweynihii hore ee kubada cagta Yurub ayaa tan iyo sanadkii 2007 xilkaan hayay, waxaana ganaax laga saaray dhammaan hawlaha kubada cagta la xiriira afar sano,Maxkamadda Xalinta Khilaafaadka Sport ee Switzerland ayaa dhawaan shaaciyay in la dhimay ganaaxa madaxweynaha saarnaa waqtiyadii dambe.

Michel Platini oo ahaa Halyeeygii reer France kaasoo la sheegay in ka niyad jab howlaha kubada cagta Hogaaminteeda ayaa ku dhawaaqay inuu is casilay maanta oo 9-ka bisha ah,Dhawaan waxaa laga soo diiday racfaan uu ugudbiyay maxkamada.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close