WAR Farxad Leh Oo Taageerayaasha Barca Uga Soo Yeereya Xiddigo Ay Dooneyso Kooxdooda

Jamaahiirta Barcelona, ayaa waxaa usoo yeeraya Warxad leh oo ku aadan in kooxdooda ay lasoo dhaqaaqi doonto toddobaadka soo aadan xiddiga Naadiga Nice ee khadka Dhexe ka ciyaara ee Jean Michael Seri.

Laacibkaan ayaa waxaa lagu waramayaa inay ku soo iibsan doonto aduun dhan 40 Malyuun, islamarkaana uu saxiixi doono shan sano oo qandaraas ah, isagoona noqon dono xiddig difaaca Maaliyadda Barca.

Seri ayaa wuxuu bartilmaameed u ahaa Kooxdaan tan iyo markii uu Furmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, waxaana wax waliba ay haatan umuuqdaa mid soo gaban gaboobay uuna kusoo wajahan yahay Blaugrana.

Dhanka Kale, xiddiga Coutinho oo kooxdaan ay baacsaneyso ayaa waxaa la sheegayaa in toddobaadka dambe uu kala cadaan doono Masiirkiisa, waxaana loo badinayaa inuu imaan doono Kooxdaan.

But the purchase of Seri is not seen as an alternative signing to Liverpool's Philippe Coutinho

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close