War Naxdin Leh Oo Taageerayaasha Kooxda Arsenal Uga Soo Yeeraya Xiddigooda Alexis Sanchez

Taageerayaasha Arsenal, ayaa helaya War Naxdin leh kaasoo ku aadan inuu kooxdaan ka maqnaan doono Laba toddobaad, kadib markii uu dhaawac kasoo gaaray Caloosha xilli uu ku guda jiray isku diyaarinta kulamadda kusoo aadan Kooxdaan.

Macalinka Kooxda Arsena Wenger, ayaa wuxuu xaqiijiyay in wiilkaan oo dhaawacaas soo gaaray islamarkaana uu ka maqnaan doono kooxdiisa Laba Asbuuc, wuxuuna urajeeyay inuu caafimaad deg deg ah hello.




Wenger, ayaa wuxuu sheegay in wiilkaan uu kasii mid ahaan doono kal hore xilli si weyn lala xiriirinayay inuu ka tago Kooxdiisa, waxaana si weyn udooneysay Naadiga Bayer Munich iyo kooxo kale.

Balse, Laacibkaan udhashay dalka Chile, ayaa wuxuu sheegay inuu doonayo inuu dheello Champions League, uun ka tagayo Naadigiis ka dhisan Woqoyga Magaalada London, waxaana wax waliba ay haatan yihiin kuwa aan kala cadeyn.

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close