Home » England » Wararka Xanta Suuqa: Ibrahimovic, Costa, De Gea, Morata, Ranieri Iyo Can Oo Miiska Saaran

Wararka Xanta Suuqa: Ibrahimovic, Costa, De Gea, Morata, Ranieri Iyo Can Oo Miiska Saaran

Shabakadda Ciyaaraha ee Laacib.so ayaa waxa ay kusoo gudbineysaa wararkii ugu dambeeyay ee Ciyaaraha, gaara ahaa wararka Xanta Suuqa kala iibsiga Ciyaaryanadda, waxaana naga xusuusin ah, in wixii qalad ah ee ka imaadda aanu aheyn mid ugaara ah Laacib.so, balse ay tahay mid aanu kasoo xiganey Wargeysyadda Caalamka.

Weeraryahanka Jooga dheer ee Xulka Sweden iyo Kooxda Manchester United, Zlatan Ibrahimovic, ayaa lagu waramayaa in uu ka hayaami doono Kooxdiisa, waxaana 35-sano jirkaan uu £5m, ugu biiri doonaan kooxda dalkaas Mareykanka ee Los Angeles FC, marka uu dhamaado fasalciyaareedkaan. (Daily Mail)

Wiilka dambeedka bidix kaga dheela Naadiga Paris St-Germain, 24-sano jir Serge Aurier, ayaa waxa Hogaamiyaha United-ka, Jose Mourinho usheegay wariyaasha in uu doonayo in uu keeno Garoonka ay ku dheesho Kooxda Red Devils ee Old Trafford ama Masxa Riyadda. (L’Equipe, in French)

Naadiga reer Boqortooyo ee dalkaas Spain ayaa waxa ay bixin doontaa aduun lacageed gaareysa £60m, in ay usoo xirra gilliso Goolhaya Man Utd iyo Xulka Qaranka Spain, David De Gea, waxaana 24-sano jirkaan lasoo xirra gellin doonaa sida ay sheegtay Madrid, xagaagaan. (Sun)

Weeraryahanka Kooxda Kubadda Cagta ee Chelsea iyo Xulka Qaranka Spain, Diego Costa ayaa waxa uu dalab waali ah, ka helayaa dhankaa iyo bariga fog, gaar ahaan Horyaalka Shiinaha, isagoona hadii uu aado Mushaar ahaan Isbuucii uhelli doona £650,000, waxaana lagu waramayaa in kooxda Chelsea soo food saartay Baqdin weyn. (Daily Mirror)

Naadiga Liverpool ayaa isku diyaarineysa in ay hashiis ku abaal mariso Laacibkeeda Khadka dhexe kaga dheela ee Emre Can, waxaana 23-sano jirkaan uu qandaraaskiisa uu dhamaanayaan xagaagaan. (Daily Telegraph)

Meanwhile, Real Madrid and Spain striker Alvaro Morata, 24, has alerted Chelsea by reportedly growing frustrated at a lack of game time in Spain. (Diario Gol, in Spanish)

Alvaro Morata, 24-sano jirka Weerarka kaga ciyaara Kooxda Real Madrid iyo Wadanka Spain, ayaa lagu waramayaa in uu dalab ka helay Kooxda Hogaamineysa Horyaalka Spain, ee Chelsea, waxaana haatan uusan boos joogta ah uusan ka heysan Kooxdiisa (Diario Gol, in Spanish).

Tababaraha laga ceeriyay maamulida Kooxda Leicester ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in uu diyaar uyahay in uu kusoo laabto maamulka sarre ee kooxdaan, xagaagii hore ku guuleysatay EPL-ka, waxaana ay imaaneysa iyadoo Labo Libood ka hore ka ceyriyay Hogaaminta Leicester. (BT Sport)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*