Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda, Shanta Horyaal Ee Yurub

Habeen wanagsan saaxiibayaal, waxa aad kusoo dhawaad wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo idin  kaga imaanaya Xafiiska Shabakadda Ciyaaraha Laacib.so, ee Magaalladda Muqdisho.

Kooxda Kubadda Cagta Real Madrid aya waxa ay sheegtay in weeraryahankeeda Cristiano Ronaldo oo 32-sano jir ah uusan usheegin inuu rajeynayo ka tagista kooxd ka dhisan casimadda Spain. (ABC)

Sikastaba ha haatee, Xiddiga heerka caalami ee wadanka Portugal ayaa waxa uusan qorsheeneen inuu kusoo laabto Spain kadib marki uu laso laabto Koobka Confederations Cup oo hadda ka soconaya Ruushka. (Record)

Wakiilka Ronaldo, ninka lagu magacaabo Jorge Mendes ayaa sheegay in xiddigaan uu qorsheenaay inuu isaga tago kooxda ka dhisan Wadanka Spain ee Los Blancos, islamarkaana uu haatan ku dhawaaqay. (AS)

Paris St-Germain ayaa waxa ay wada hadallo qarsoodi  ahaa la yeelatay Wakiila Ronaldo wax yar kadib markii uu xiddigaan kooxdiisa kula guuleystay Koobka Koowaad ee Qaaradda Yurub Champions League. (Daily Mail)

Image result for football news transfers gossip

Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani  

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close