Warka Ku Aadan In Neymar Uu Ka Tagayo Barcelona Oo Xitaa Saameysay Meel Aan La Fileyn

Kadib markii ay soo ifbaxday in weeraryahan Neymar, uu ka tagayo Barcelona, ayaa waxaa maamulka Barca, ay tagaan xafiisyadda waa weyn ee laga maamullo Horyaalka Labaad ee Qaaradda Yurub ee La Liga, ee dalkaas Spain.

Sababta ay kooxdaan utagageysa Xafiisyadda La Liga, ayaa waxaa la rumeysan yahay inay dooneyso in maamulka La Liga, ay ku riixeysay inay Dacwad ka gudbiyaan Kooxda 222 Malyuun ku dooneyso Wiilkeeda.

Mashquul aan horey looga baran Xafiisyadda La Liga ayaa hareeyay iyadoo lagu guda jiro bilooyinka Fasaxa ayaa waxay Barca ku qabasabtay Shaqaalaha La Liga, inay shaqeeyaan, waliba si adag.

Tanni, ayaa waxay uga dhigan tahay Barca, inay dadaal dheer ay ku bixineyso inay sidii ay wiilkeeda usii ceshan laheyd, islamarkaana ay uga celin laheyd, kooxda Baacsiga, faraha badan ku haya.

Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani

AbDi RaHmAn AdAnI, Reporter

Abdi Rahman Adani is a football reporter with Laacib.so. A sensational writer, political critic, prolific editor, published author and editorial consultant. He writes on a wide range of subjects: sports, law, politics, public affairs, and human rights. And based in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close