WAX KALE ” Weeraryahanada MSN oo ka goolal batay dhamaan kooxaha ka ciyaara Premier Legue

Weeraryahanada MSN ayaa wacadrro ka dhigayo La Liga iyagoo ka goolal batay dhamaan kooxaha ka ciyaara Premier League.

Leicester iyo Tottenham ayaa ah kooxaha dhaliyay goolasha ugu badan xilli ciyaareedkaan soconaya Ingiriis-ka iyagoo dhaliyay 53 gool.

Weeraryahanada MSN ayaa ka dhaliyay horyaalka Spain 68 gool markii la isku darro wadarta guud ee goolasha iyagoo ka badan dhamaan kooxaha ka ciyaara Premier League.

Wadarta guud goolasha ay dhaliyeen xilli ciyaareedkan weeraryahanada Barcelona waa 106 waxaana 68 ka mid ah ay ka dhaliyeen horyaalka.

Sikastaba Suarez ayaa dhaliyay 26 gool,halka Messi uu ansixiyay 22 gool waxaana 20 gool dhaliyay xiddiga Neymar.

Related Articles

6 thoughts on “WAX KALE ” Weeraryahanada MSN oo ka goolal batay dhamaan kooxaha ka ciyaara Premier Legue”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close