Wax walba oo aad oga bahantahay kulan Everton Vs Arsenal halkan ka aqri ee cawa

Linu up ka Everton : Maarten Stekelenburg, Seamus Coleman, Ramiro Funes Mori, Ashley Williams, Leighton Baines, Gareth Barry, Idrissa Gana Gueye, Kevin Mirallas, Ross Barkley, Aaron Lennon, Romelu Lukaku

Shaxda Everton: 4-2-3-1

Linu up ka Arsenal  : Alexis Sanchez, Alex Iwobi , Mesut Oezil , Theo Walcott, Granit Xhaka , Francis Coquelin ,  Nacho Monreal , Laurent Koscielny , Gabriel Paulista , Hector Bellerin , Petr Cech

Shaxda Arsenal : 4-2-3-1

Xaqiiqooyinka kulan ka 

  • Everton ayaa hal mar oo kaliya ka guulaystay Arsenal 18 kulan ee u dambeeyay oo ay Premier Leagu ku kulmaan , halka mar ay kabadiyeen Arsenal na waxa uu ah April 2014 iyago 3-0  kaga badiyay
  • Kooxda Arsenal ayaa ah kooxda ugu badan ee ka badisa Everton iyagoo kabadan in kabadan oo koox kasta ee kale , haddii ay ka badiyaan kulankana waxa uu u noqonayaa markii 30 oo ay kabadiyeen Everton  .
  • Ronald Koeman kooxdiisa ayaana hal kulan oo kaliya waxaana la ga dhalin gool 11 kii kulan ee dambeyay Premier league .
  • Ronald Koeman ayaa unbeaten 5 kulan oo uu kaso horjeestay Arsene Wenger isago macalin u ah Ajax , PSV, AZ Alkmaar iyo Southampon (W3, D2).
  • Romelu Lukaku ayaa kooxdisa u dhaliyay 9 gool , waxaa cawiyay 3 gool 15 gool ee u dambeeyay ee ay kooxdisu dhaliso .
  • Gunners ayaa guulaysatay 12 kulan oo away ay ku ciyaartay xili ciyaareedkan .
  • Waxayna baaqi kusii ahaan doontaa kulan haddii ay badiyaan 15 kulan oo xariir ah oo aan laga badin , iyado horay Arsenal ay u dhigtay Record 16 kulan oo xariir oo aan laga badin xili ciyaareedkii 2010 -2011 .
  • Arsenal ayaana laga badin kulan talaado laciyaarayo oo Premier league ah laga so bilaabo 2006 dii iyado gulaysatay 10 kulan , 7 kulan bareejo gashay .
  • Olivier giroud ayaa u dhaliyay kooxdiisa 5 gool 6 dii kulan ee u dambeeyay ee ay la ciyaareen Everton
  • Alexis Sanches ayaa ku lug yaashay 26 gool 26 kii kulan oo uu kasoo muuqday oo horyaalka isago 18 u dhaliyay 8 na caawiyay .
  • Garoonka : Goodison Park

Saacada : 22:45 daqiiqo

Al biitaraha : Mark Clattenburg (England)

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close