“Waxa uu ku nool yahay nolol farxad garoonka iyo banaankaba ”Macalin Tata oo ka hadlay xaalada Leo Messi

Laacib.so; Tata martino oo wareysi siinayay BeIN Sports ayaa ka sheegeyay xaalada xidiga heysta abaal marinta xidiga aduunka shanta jeer ee Lie messi

martino ayaa sheegay in messi uu yahay ciyaaryahan jecel ciyaarista kulan kasta oo ka mid ah kulamada ay kooxda ciyaareyso si uu kooxda ugu caawiyo guul ay xiliga gaaran

balse macalin oo ah kaliya macalinka ay messi laba maamul isku soo argen ayaa xusay in xidigan uu u ciyaaro qaab dabiici ah markuu garoonka ku jiro iyo marku banaanka garoonka joogo

“Waxa uu ku nool yahay nolol farxad garoonka iyo banaankaba ” .sidaa ayuu macalinkii hore ee xulka qaranka Argentina Tata Martino uu u u sheegay BeIN Sports.

“waa waajib in uu nasto.inaad ciyaarto 70 ama 90 daqiiqo adinko ku guuleysanaya 6:0 waa mid wacan. : ‘bal maxay kula tahay hadad dhawacmato ?’. waxa uu ku bilowda qaab cajiib ah bilowga sanadka 20 daqiiqo oo uu halkan ku nasto iyo 25 daqiiqo oo uu halkaas ku nastaa ayaa noqonaysa kulan dhamaystiran oo uu nastay”.

Macalinka ayaa xidigan kusoo hogaamiyay xulka qaranka Argentina iyo kooxda Barcelena waana macalinka kaliya ee laba meel oo kala duwan kusoo maamulay ciyaaryahan Leo messi

Related Articles

5 thoughts on ““Waxa uu ku nool yahay nolol farxad garoonka iyo banaankaba ”Macalin Tata oo ka hadlay xaalada Leo Messi”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close