Waxaa maanta safar dibada Ah u ambabay Kooxda banaadir sports club Qeybteeda (Table_Tens_ka)

Kooxda ayaa ku guuleysatay horyaalka Somali_Table_Tens ee 2016-2017
Waxeyna saaka u amba baxday dalka Lubnan oo Lagu qaban doona tartanka jaamacada carabta ee Table tens
Safarka waxaa hogaaminayay Gudoomiyaha guud ee BANAADIR_SPORT_CLUB Abuukar_Maxamed_Sheakh Abukar Yarow
Iyo gudomiyaha qeybta Tenska banaadir sports club sido kale Macalin iyo laba ciyaaryahan oo banaadir u meteli doonto tartanaka
Rartanka waxa uu bilaaba doona 8-11-2017 ilaa 12-11-2017
Halakan Kala soco wixii kusoo kordho tartanka laacib.so

 

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close