xaflad dhiiri gelin ah oo loo sameeyey Cayaartoyda dawlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya

Waxaa Jimcaha ka furmi doona magaalada Muqdisho tartanka Maamul Goboleedyada Soomaaliya iyadoo shalay la soo saaray isku aadka maamuka k.Galbeed ayaa ku jira Group adag oo ay ku wehliyaan Puntland, iyo Hirshabeele waxaana loo sameeyay manta xaflad dhiiri gelin ah cayaartoyda maamulka koonfur galbeed kasoo qayb ka ahaa madaxwayne shariif xasan sheekh Aadan iyo xildhabaanada laba golle ee maamulka koofur galbeed oo aad ugu dhiiri geliyay in kasoo baxaan waajibaadkooda loo  igmaday waxana jira balan qaad dhab ah oo lagu qaadayo  hami gooda .xiddigaha. maamulka  koonfur Galbeed

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close