Xiddigaha u sharaxan abaalmarinta laacibka bisha Premier League oo la shaaciyay

Waxaa lasoo saaray xiddigaha u sharaxan  abaalmarinta laacibka bisha horyaalka xiisaha badan ee Premier League.

Liiska lasoo magacaabay ayaa waxaa kasoo dhex muuqday dhowr xiddig oo wacdarro dhigay kullamadii ay ciyaareen.

Ciyaaryahanada u sharaxan xiddiga  bisha Premier League ayaa kala ah De Bruyne Lallana, Walcott, Romelu Lukaku iyo Son Heung-Min.

Xiddigahaan ayaa u wada ciyaara shanta kooxood ee ugu sareysa horyaalka Ingiriis-ka, iyagoo soo bandhigay qaab ciyaareed si weyn loogu riyaaqo.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close