Xiddigaha ugu hadal heynta badan suuqa kala iibsiga

Suuqa kala iibsiga ayaa ah mid gabo gabo ku dhaw, waxaana kooxaha Yurub ay baadi goobayaan xiddigo dhowr ah.

Everton ayaa lala xiriirinayaa Yannick Bolasie, halka Arsenal ay dooneyso Mustafi iyo Lacazzetta, iyadoo Chelsea ay raadin wali ugu jirto Lukaku iyo Koulibaly.

Hoos ka eeg xiddigaha suuqa kala iibsiga ugu saameynta badan , kooxaha doonayo  iyo waliba qiimaynta ay kooxaha ugu biiri karaan.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close