XOG: Wengar Oo Balanqaaday In Ozil Iyo Sanchez Aysan Ka Tagidoonin Garoonka Emirates.

Macalinka kooxda Arsenal Wengar ayaa balanqaaday in labada xidig ee kala ah Ozil iyo Sanchez inay siijoogidoonaan kooxda Gunners xilli ciyaareedka soo socda.

Wengar ayaan xaqirin xidigahaani waxaana uu sheegay inay yihiin furaha guulaha ee kooxda Arsenal , taasi oo keentay inuu balanqaado inuu ka saxiixidoono heshiis cusub xidigahaani.

Good news: Arsenal's Wenger confirms plans for key double deal

 

Gaar ahaan Ozil ayuu sheegay Wengar inuu yahay Dheymanka kooxda waxaana xidigaan loo badanqaaday qandaraas uu ku qaadandoono lacag badan.Good news: Arsenal's Wenger confirms plans for key double deal

 

Heshiiska uu Ozil kula jiro kooxda Arsenal waxaa uu dhicidoonaa 2018, halka Sanchez heshiiskiisa uu dhacayo 2019, laakiin labadaani xidig waxaa aad u dooneysa kooxda Real Madrid.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close