Xulka da’yarta Soomaaliya oo ciyaar loo riyaaqay kusoo bandhigay tartanka JEEM-CUP ee Dooxa +SAWIRRO

Xulka 11-jirada kubadda cagta Soomaaliya ee ka qeybgalaya Koobka JEEM CUP ee Xulalka jaamacadda carabta ee ka socda magaalada Dooxa ee dalka Qatar kuso bandhigey ciyaar aad loola dhacay,kulankoodii koowaad ee Gorupka ay kujiraan.

Xulka wiilasha 11-sano jirda dalkeena ayaa waxay la kulmeen dhigooda UAE kulankaa oo ahaa midkii koowaad ee labada xul ayaa Soomaaliya waxay soo bandhigeen ciyaar aad u kululey taasi oo keentay iney gool kaga hormaraan Imaaraadka,oo si dirqiya kusoo gudey ciyaartiina kusoo dhamaatay 1-1.

Xulka 11-sano jirada dalkeena ayaa kulankooda labaad ee Groupka waxay Galabnimada Arbacada soo socota saacadda 04:00 Pm  la kulmi doonaan Xulka Saudia Arabia.

SOMALIA2SOMSOMALIA 16SAAAAR

Related Articles

6 thoughts on “Xulka da’yarta Soomaaliya oo ciyaar loo riyaaqay kusoo bandhigay tartanka JEEM-CUP ee Dooxa +SAWIRRO”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close