Xulka France Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Benzema , Morgan SchneiderlinOo Laga Tagay

Leyliyaha xulka France ee Didier Deschamps ayaa ku dhawaaqay liiska xulka qarankiisa ee kulamada caalamiga ah ee dhawaan ciyaari doono wuxuuna liiska kooxdiisa ka reebay ciyaartoy magac wayn ku leh France. Laakiin da’yarka kooxda AS Monaco ee Kylian Mbappé oo 18 sano jir ah looga yeedhay xulka qaranka France.

Macalinka France Didier Deschamps ayaa iska indha tiray A. Lacazette , M. Sissoko, A. Laporte, S. Mandanda , T. Bakayoko , Morgan Schneiderlin, K. Coman, Anthony Martial iyo Karim Benzema .waxaana sheekadaan fasiraad badan ka sameeyey qoraayaasha ciyaaraha dalkasi.

Didier Deschamps ayaa u yeertay Paul Pogba oo hogaaminaayo qadka dhexe ee xulkaasi

LIISKA XULKA FRANCE EE UU DESCHAMPS SOO SAARAY:

Areola, Costil, Lloris; Kimpembe, Koscielny, Kurzawa, Mendy, Rami, Sagna, Sidibe, Umtiti; Kante, Lemar, Matuidi, Pogba,Rabiot, Tolisso; Dembele, Gamiero, Giroud, Griezmann,Kylian Mbappé, Payet, Thauvin.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close