Xulka qaranka dalkeena Soomaaliya ee kunool dalka Koofur Africa oo kabadiyay xulla qaranka Dalka Ruwanda.

Xulka qaranka dalkeena Soomaaliya ee kunool dalka Koofur Africa oo kabadiyay xulla qaranka Dalka Ruwanda.
dhalin yaro ku nool magalada cape town ee dalka Koofur Africa oo matalayay xulka qarankeena Soomaaliya ayaa waxaa ay 4-2 kaga badiyeen xulka dalka Ruwanda.
horyaalkaan ayaa laga daahfuray magaalada Cape town ee dalka Koofur Africa kaas oo ay kaqeyb galayaan 32 wadan oo soogalooti ku ah wadankaasi south africa.
32-daan wadan ee Loo qabtay Koobka ayaa waxaa qeyb ka ah wadankeena Soomaaliya oo ay matalaayaan dhalin yaro somaliyeed oo wadankaasi Koofur Africa kunool.
5 bisha soosocoto oo kubeegan Axada Fooda Nagu Soo Heysa ayaa waxaa wada ciyaari doona Xulka Dalkeena soomaaliya iyo Xulka dalkaasi Angoola

Xigasho:  Xogta Ciyaarta Iyo Sawirada::Mohamed A Abukar Hassan

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close