Yaa kamid ah 6-Cayaaryahan ee hada ku sugan Man United oo lasoo saxiixday macalin Sir Alex Ferguson

Michael Carrick Antonio Valencia,David de Gea Ashley Young,Chris Smalling  & Phil Jones aayaa ah 6-Cayaaryahan oo hada ku sugan Man United, Kuwaasoo ka haray xiddigihii lasoo shaqeeyay ee uu lasoo saxiixday macalina usoo noqday halyeeygii hore ee Man United  Sir Alex Ferguson.

Cayaaryahanadaan ayaa usoo cayaaray Man united  sanado badan waxayna mudan yihiin in lagu faano wax qabadkii wacnaa ay kooxda usoo qabteen, Waxa ay diyaar uyihiin had iyo jeer inay si hufan ula shaqeeyaan macalinkooda hada ee Jose Mourinho, Man United hormar iyo guulo la taaban karana ay la gaaran waxaa sidaas yari macalin Jose Mourinho, waxa ya cayaaryahadan kooxda man united kusoo kala biiren sanado kala duwan.

David De Gea:- Signed 1/7/2011
Appearances:- 296
United Debut:- 7/8/2011 vs M.City

Michael Carrick:- Signed 31/7/2006
Appearances:- 460
United Debut:- 23/8/2006 vs Charlton
Goals:- 24

 Antonio Valencia:- Signed 30/6/2009
Appearances:-312
United Debut:- 9/8/2009 vs Chelsea
Goals:- 24

Chris Smalling:- Signed 7/7/2010
Appearances:- 268
United Debut:- 8/8/2010 vs Chelsea
Goals:-14

Ashley Young:- Signed 1/7/2011
Appearances:- 183
United Debut:- 7/8/2011 vs M.City
Goals:- 16

Phil Jones:- Signed 1/7/2011
Appearances:’ 184
United Debut:- 7/8/2011 vs M.City
Goals:- 5

Image may contain: 5 people

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close