Yaa noqday ciyaaryahanka ku Guuleystey Laacibka bisha ee Horyaalka Premier League?

Horyaalka ugu daawashada badan caalamka ee Premier League-ga ayaa bil walba waxa uu soo saaraa qiimeyn dhanwalba ah hadii ay ahaan lahayd ciyaaryahanka iyo kooxda iyo tababaraha waxaa nasiib u yeeshay in uu noqdo ciyaaryahanka bisha Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Liverpool ee Sadio Mane oo ku Guuleystey Cayaaryahankii ugu fiicnaa bishii lasoo dhaafay ee August 2017 ee Horyaalka Premier League dalka England laga dheelo.

Ciyaaryahankaan Sadio Mane ayaa Noqday Cayaaryaahnkii koowaad ee Xiligaan ku Guuleystey Xiddiga Bisha Horyaalka Premier League dalka England Xili Cayaareedkaan bilaawga ah ee 2017-2018-da.

Xiddigaaan Sadio Mane ayaa abaal marintaan ku garaacay Cayaartoy ay ka midyihiin Phil Jones, Romelu Lukaku iyo Henrikh Mkhitaryan, oo Manchester United u dheela Weeraryaahanka Chelsea ee lvaro Morata iyo Goolhayaha Huddersfield Jonas Lossl Mohamed Salah oo ay isku Naadi u Cayaaraan ee Liverpool.

Sadio Mane Sadio Mane Sadio Mane

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close