YAAB :Daawo Wixii Uu Diego Cost Sameeyay Intii Lagu Gud jiray Tababarkii Kooxdiisa

Xiddiga reer Spain ee Diego Costa ayaa wali sii wada waxyaabihii la yaabka iyo qosolka lahaa ee uu samaynayay

Costa ayaa looga bartay in uu waxyaabo la yaab leh ka dhex sameeyo garoomada kulamada ama tababarka kooxdiisa taas oo ay si gaar ah saxaafadu ula socdaa.

Hadaba xiddigan ayaa sameeyay arimo la yaab leh intii uu ku jiray tababarka kooxdiisu isaga oo waxyaabo kale ku mashquulsan ama saaxiibadii dhibaya inta ay xiddigaha kale tababarka ku mashquulsan yihiin

HALKAAN HOOSE KA DAAWO LAACIB.SO

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close