Home » Spain » Zidane Oo Qeyb Ku Lahaa Bandhiga Cajiibka Ee Uu Sameynayo Xiddiga Luka Modric

Zidane Oo Qeyb Ku Lahaa Bandhiga Cajiibka Ee Uu Sameynayo Xiddiga Luka Modric

Tababaraha Kooxda Kubadda Cagta ee Real Madrid, ee Zinedine Zidane ayaa waxa uu Nasiyay qeyb kamid ah xagaagan mid kamid ah furayaashiisa Khadka Dhexe, kaa oo ah Luka Modric, taa oo keentay in uu bandhiga cajiib ah sameeyo.

Waxa uu laacibka Luka Modric, oo kamid yaha Xiddigaha lijaanka uyahay Falsafadda Cusub ee Hogaamiyaha Faransiinska ah ee Zidane. (4-3-3), isagoona Doonaya ninka Faransa kasoo jeeda in uu sameeyo Taariikh cusub.

Hadii uu sameeyo in uu kula gooleysto Kooxda Real Madrid, koobkoodii 12-aad ee Tartanka Horyaaladda Yurub, waxa uu helli doonaan Sharaf, Maamuus, iyo magaciisa oo lagu qorro wargeysyadda Caalamka.

Sikastaba, Kooxda Real Madrid, ayaa waxa ay haatan meel wacan kaga jirtaa kala sareynta Horyaalka heerka koowaad ee Wadanka Spain, waxaana sidoo kale ay usoo gubudtay afar dhamaadka Tartanka Dhaga-weyne.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*